VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waan joogay - Lyrics

waan joogey waana ujeeday jubahii jasiiro jawhara janaale jibinkii kunoolee jahwareere jabaa ku dhacee itoobiya ku wareer waan joognee waana ujeedee jamhuuriyadii wadankeena jajabkii wadankeena yaa ujoogay waan joogney waana ujeeday ujiibso cibadka jareertii jileec janaraale siyaad jihaadii yaa joogey waan joogey waana ujeeday dhuulaacaa waa calankee dhuulaa waa calankee ana dhyulkaa ukala raacnee ee aan shaqa hayn waan joogey waana ujeeday
Queue is empty
-- / --