VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Cawooy mp3 ahaan



Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo
1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad ku dajisan karto waa adigoo mobile kaada ku shubto barnaamijka "Masuul somali music" waxaad ka isticmaali kartaa iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor Masuul

2. Qaabka laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddi dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..

Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Digriyow Abdi Elmi
Cawooy

adoo kale aadmiga
lamaba aragee
adoo kale aadmiga gacalooy
kumaba aragee
ubaxa caro ka baxay
iyo xidadiisu qalbiga
kasoo baxay ayaad tahay
macaan mays aroosnaa
axdi eel ma dhiganaa

codkii Digriyow Abdi Elmi