VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhool - Lyrics

sida duubka xoolaha halkii looga baahnaa dhowr haben intuu miray dhirtii oomaneydiyo dhalatadii baraadoo dharabkiigu yaal ayaad iiga dheertoo naftaad qiiro galisaa axdigii aan dhiganiyo waan iloobayaa balatii dhexdeena ka ilaali dheeliga sida geed hawd ka baxayoo graa laga beeroo dherer iyo laxaad badan dheehaaga quruxdiyo midabkaaga dhiinka ah markaan dhaayo saaraba
Queue is empty
-- / --