Jacayl waa dhadhankii
Dhismihii noloshee
Jacayl waa waa dhadhankii
Dhismihii noloshee
Hadii aan aan lagu daalin
Dhulka aan aan lagu jiidin
Hadii aan aan lagu daalin
Dhulka aan aan lagu jiidin

Jacayl waa dhadhankii
Dhismihii noloshee

Dhagihii maqlaba
Dhaayihii arkaba
Dhaxalkooda waa farax
Dhaxalkooda dhaxalkoodu
Dhaxalkoodu waa farax
Dhaxalkoodu waa farax

Dhalintii wadankay
Dhaayihii arligay
Dhalintii wadankay
Dhaayihii arligay
Kalgacayl ay ay isu dhiiban
Dhalanteed teed ka ilaashaa
Kalgacayl ay ay isu dhiiban
Dhalanteed teed ka ilaashaa
Dhalintii wadankay
Dhaayihii arligay

Dhagihii maqliyo
Dhaayihii arkaba
Dhaxalkooda waa farax
Dhaxalkooda dhaxalkooda
Dhaxalkoodu waa farax
Dhaxalkoodu waa farax

Exit mobile version