VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees cusub - Lyrics

diidayaa markii hore sidaan kaaga daba dhacay doorsoomay dhamaantay dadku ila yaabee goortii aan ku doonay duligaad i sartiyo danbigaad i galisayoo wali dayntii maanan gudin iga dagee jacaylkuye aduu kugu danbeeyaa ha u dhiman daraaday jacaylkii i duur gali dooxadan isoo dhigayoo daadkiibaa kusoo galaa la dabaalo adiguna ama ergo soo diro ama igu dacweesoo doodiishaana geeyoo ana waan ku diidee digfer aawadaadaan daawo uga doontaye digtorkii wuxuu yidhi jacay deeqa daawo male
Queue is empty
-- / --