Heesta Mudantii - Lyrics
mudantee lasheedaay
tuu maanku raaco
jacayl igu mataan shaay
naftu muha shadaaday
muxibada kubeertaa
midhaha oo abuur niyo
heedhe midigata ccashaga
midid iila hogaan gaboo
heedhe muug wanaag
mawlihii xilo marwo iiga dhigay
mahad aan unagayaa
marwadii aan doortay
tii miyirka laabtiyo
lagu maray kash keedaay
ma midaan ama raadiyoo
dumar kaga fogaadaa