guuloow alloow
galadloow illaah
aduu ii gargaar
oo gacan isii
gayi uu daga iyo
guryo uu dhigtaba
geesigii hayee
ee kuu gaara ee
garabjoogabaa
hurdada gam,ee
ani way galgalin
waxan guurayee
guclo roorayeee
kuu godo noqdee
guulow alloow
galadloow illaah
aduu ii gargaar
oo gacan isii

dadku waa gurmadee
garab iyo gargaar
geesigii hayee
ee kuu gaara,ee
garab joogaba
hurdada gam,ee
ani way galgalin
waxaan guurayee
guclo roorayeen
ku gado noqdee
guulow alloow
galadloow illaah
aduu ii gargaar
oo gacan isii

guunyo waa dhaqdine
geela iyo lo,daba
geesigii hayee
ee ku gaara ee
garab joogaba
hurdada gam,ee
ani waa i galgalin
waxaan guurayee
guclo reerayeen
kuu godo noqdee
guulow alloow
galadloow illaah
aduu ii gargaar
oo gacan isii

dadku waa gurmade
garab iyo gargaar
geesigii hayee
ee ku gaara ee
garab joogaba
hurdada gam,ee
ani waa i galgalin
waxaan guurayee
guclo roorayeen
kuu godo noqdee
guulow alloow
galadloow illaah
aduu ii gargaar
oo gacan isii

Exit mobile version