VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hees kaban 7 - Lyrics

laba caaga hilibka le laga iyo inta u dhaw ay labada qaar iyo lulayaan talaabadu waa lur iyo hadimee ama aniga ii luug ama laaca iga qari ladhbaa igu kacaayoo laqanyaa i saaqdee inanyohow lac laacashadu luga daalis weeyee libin kuma helayside waxaan luqunta dhaafayn kola laasan mayside adoon laydha iga qarin dhabtii waxaan ku leeyahay ala laba u meel dayo sida geenya layliya laaqanoon la tababarin adoo laaba u geenya ama aan cirka u lalin ha ilaleeda boodine kibir yuu ku lumininee iga laaso hadalkoo aynu wada lugaynee laamigeen u hoyanaa jaahayga luulkiyo sida laydh tiriigaa nin libaaxa mooyee naccas looma loogee laba kala fogbaan nehee laba kala fogbaan neelahashadaa naftaadiyo intaanay kula lumin lalaaba u meel dayo
Queue is empty
-- / --