rooboo macaan ama xariirta la daawadooy
ama xashkii nabigeena tag
gaana dumarbay igu dareen garaw la caanaynba
i helay oo sidii geedbaan noqday
sidii gumarkaan uhuri geelasheenii maanadheen
raasadii garaneed ogayd wadnihii raw raw lahaa
reer igee
mala maleeyana waa illaah mala ragbaa lagu meel mara
noo maleeyoo maal na mari
maan yareey muuminaay indha uu maqnaaday intaa i odhan
meelahaasaan joogayaa
tima yareey tuur adhi la joog ani tagaaga la ii amaan

Exit mobile version