VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ani adi - Lyrics

midaan rabay ani waa tanaa midkale marabiye waatanaa ileen midka udajiyo waa kana marna ka waalo waa kanaa dhan walba kadhiso waa kana si walboy rabto waa sidee waa sidan ye ye bari ma rabee maanta ii keen noo keen haa sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg ha ani adi ani adi adi ani adi ani adi adi kalama dhaman karnee noloshaydiyey dibnaha dul saaran waa malab dul qadka dagananta waa dahab haday xanaaqdo waa sasab she give me love taas waa dhab i give her backup waa qasab she gimme gimme taas waa dhab i give her backup waa qasab waa nasab iyee albaabka qalbigaaga gaw gaw dheh waa ikan way dhacdaa lkn ma badno babe if you miss me go make a call ha is adkeen girl go make a call way dhacdaa lkn ma badno babe way dhacdaa lkn ma badno babe bari ma rabee maanta ii keen noo keen haa sidaa dareento bal ii sheeg noo sheeg ha ani adi ani adi adi ani adi ani adi adi kalama dhaman karnee noloshaydiyey
Queue is empty
-- / --