VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf - Lyrics

hadii galalooy aniga hadii gacalooy adiga hadii guulaha illaah isugu keen daro calaf hadaad gurigayga timi ood noqoto ooridayda goba farxad laalama gaabsadeen allihii igu kaa galaday intaan mahad gaara u noqo sujuud loo gali lahaa guniyo baar eheladeen wixii waalidkeen u gaara sharafta waan garan lahaa gacmahaan kugu sidi lahaa gaadadaan kugu qaban lahaa bogaan kugu gudbi lahaa beerkaan kuu gogli lahaa wadnahaygaan kuu gudi lahaa ma gaagaxee waa hodmanee haduu guunyo badan isiiyo qabriga nabigeenii galiyo xajkiibaan ku gayn lahaa abaal kuu gudi lahaa waliba geeridayda ka hor kaamaba daba guursadeen Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --