VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadyow - Lyrics

jacayl bay igu beertayoo dadyoow ay igaga baxdee barbarkeen u raadiyaa anigu aan ka baafiyaa ma boosaasay jirtaa xagaa bari bay jirtaa burco iyo sheekh bay jirta buuraha naasay jirtaa banaadir kismaayo iyo ma baay iyo gedooy jirtaa mayee boholaha xergagan waar hooy boholaha xargagan nin xiimaay xidhaan nin duulaayay dabraan bilan arageeda iyo bidhaan quruxdeeda wacan waxay i baday aniga waxay i bartaa ka daran ma boosasay jirtaa xagaa barigay jirtaa burco iyo sheekh bay jirtaa buuraha naasay jirtaa banaadir kismaayiyo ma baay iyo gedooy jirtaa mayee boholaha xergagan waar hooy boholaha xergagan nin xiimaayay xidhaan nin duulaay dabraan Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --