VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhambaal - Lyrics

adoo oomane ku dhacay dhibicdu mar bay kuu da,daa adoo oontiiba dhigay dheeftaada mar baad heshaa adoo dhalan dhool ku jiray mar baad caashaq dheehataa dhawaaqa afkayga sudhan niyadu way iga dhaboo miduu eebahay dhamaan dhawrsanaanta asluub qurux iyo dhaxal galkeed ku dheehay tilmaamaye dhambaal gacalnimo ifraax naftani kugu dhaygagtaa kuu dhiiibatee jacayl dhankaaga maxaan ka fili adoo xidigaagu dhacay dayaxu marbuu kuu dhashaa adose faqri dhiban ku helay dheemana mar baad heshaa adoo dhalan dhool ku jiray mar baad caashaq dheehataa dhawaaqa afkayga furan niyadu way iga dhaboo miduu eebahay dhamaan dhawrsanaanta asluub ku dheeho tilmaamaye dhambaal gacalnio ifraax naftaydani kugu dhaygagtaa kuu dhiibatee jacayl dhankaaga maxaan ka fili Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --