Ma fooyiboiyoo ishqibaa
faraqa iigu xidhanoo
fahma waxay iga jirtaa
meel aanan filanayn
caashaqu ma fududee
ma fayoobay iigu iman
mise aniga oo falan
fikir baan la fiqnahay
aawada waagu fiirsaday

sal fudaydiyo qalbigaygu
wuxuu filayo mooyee
fooridaa galawga iyo
ugaadhaan la foofaa
caashaqu ma fududee
ma fiyoobay iigu iman
mise aniga oo falan
fikir baan la fiignahay
aawadaa la igu fiirsadey

Lyrics by Ismacil Ahmed

Exit mobile version