VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax - Lyrics

Sidii ubaxoo ulkamay ilwaadka iftiimay indhahan aragaaga jecel amase kuu ilmaynayaa agtaadan i keenayoo adaan igadh kuu ahee nafta kugu eleladayee asqawday maad aamusiin ulba adhi lag jiraa aqoon baa la irkadaa asteeyay waxaan agdhigay aduunkan allaa unkamay hadana inanyahay ogoow ragbaa lagu aaminee aqoonso baan ku idhi afkana eray jaban ka dhawr Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --