ayaan badaneey aday indhuhu
had iyo jeer ku ooyayaanoo
ala adiga kuu ilmaynayaanee

aadmiga intaa leeg
naftu iyada mooye
hadal inaan idhaahdo
ma ogali yarta hooy

cadceeda soo baxaysa iyo
ala xuural cayntii aakhiro
ala aniga iiso baxaysa

haweenkaba intaa leeg
naftu adiga mooye
hadal inaan idhaahdo
ma ogali walaashaye

Exit mobile version