Dheesha dheela dhulkaayaga Anagaa u dhimanayna Dhawaaqa la hayaa
Saw dhalinyaradeenu Sharafta dhawri mayso Dhaqankiyo hidaheena Hore u dhigi mayso
Dhaxalka aayaheena Saw dharaar cad waajibkooda Dhabada mari mayno