VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dooyo - Lyrics

dudumadaan dagayee dadow dumadaan dagaaye waan idiin digaayee anigu waan idiin digaayee durbaanadaa la iitumaayee dabkaa la iisoo shidaa madiidaayi waa dakeeyaa aniga dawadayda waayee doyow aa ifuulee owdaaraa iigu soo dagaayee dooyow aa kufuulee awdaaraa kugu soo dagaayee doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee dooyow aaku fuulee dur duraa kuu soo dabaal tagaysee hala iisoo daryaamee hoo dadow hala iisoo daryaamee hee doonibaan ku imidoo hoo anigu dooni baan ku imidoo hoo digaaf baan doonayaayee dahabka waan doonayaa dabeel ruux ah baan ahayee ku duul duuliya ogow doyow aa ifuulee owdaaraa iigu soo dagaayee dooyow aa kufuulee awdaaraa kugu soo dagaayee doyow aa ifuulee durduraa iisoo dabaal tagaysee dooyow aaku fuulee dur duraa kuu soo dabaal tagaysee
Queue is empty
-- / --