diriyaan oo ho diriyan
diriyan oo cadan ka yeedh
diriyan oo diririgee
diriran duul maqan u yeedh

durbaan dadku waa madaw
durbaan hidahaaga door
durbaan dumarka iyo raga
durbaan daawa u tahaye
durbaan waliga ha dhamin

durmaan waa doog dhulkii
durmaan wabiyaa dur duray
durmaan cirku waa daruur
durmaan waa deeq allee
durmaan waligaa cadabin

durmaan maalkii daree
durmaan dhashay duunyadii
durmaan daaqii wuu boxoo
durmaan danta noo adkee

Exit mobile version