VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haddi aanan gacaloy - Lyrics

hadii aanan gacaloy garka iyo wadnaha iyo kugu haynin geedada hadii aanan gogol iyo gal xareedle iyo doog garka reeska kuu galin hadii aanan garab iyo gaashan kuu noqon nacab kaaga gud boonan jacelkaagan guun ka ah gaar gaar xubnaha iyo dhiigiyo lafaha galay mirihiisa waad guranee abwaanada wax garadkiyo murti kuma banaaniye hirashadii gayaan kiyo kal gaceel maguuraan qurux lagu galadeey guule ha isku keen simo hadii aanan genyoy gacantayda midig iyo gogoshayda kaa dhigan hadii aanan gocas iyo intaan godka kuu qodo murugyadu igaamurin hadii aanan gibilkiyo guud kaaga subag subag marineey goonyaha malab ku kaa di inee jacelkaagan guun ka ah gaar gaar xubnaha iyo dhiigiyo lafaha galay mirihiisa waad guranee abwaanada wax garadkiyo murti kuma banaaniye hirashadii gayaan kiyo kal gaceel maguuraan qurux lagu galadeey guule ha isku keen simo
Queue is empty
-- / --