VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halacsi - Lyrics

horjoogiyo jaaha hobaanka sideeda horaandada taagan habuunta kulaaban halacsiga muuqa naftaydu markaay hubsiimo la aan hawaawi ku raacday ayay bilicdeeda markaan hanbalyeeyay inaan kugu boobay hadaan is ogaaday huqaadkiyo sheeka markaad ii horjoogto hawraarta sideeda hasaawaha qeexan
Queue is empty
-- / --