VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Heelo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Durdur Band
Heelo

Waynaha wax lagama waayi jirine
Wanaag ii xigsii waxyeelada ee

Cakuye barashada badhbaa cuduroo
Cishadan ku arkaan canaantay naftoo
Waan ciil kaambiyaa codkaygiiyee

codkii Durdur Band, Shimaali Ahmed Shimaali