mowjad xoog laa i maquurtoo mijihiibaan meel la waayee
la imaan qaadyoo jaceel murugadii waa masiibo ileen maantuu ihelee

muu sanaabaye adna murugada haygu moogaan

miyirkii bay la tagtee meeday mooyiye meeday meeday
way imaan qaadee meeday mooyiye meeday meeday

ala meeday mahayee meeday kama maarmi karee meeday

meelaan joogaba aday muuqdoo midab kaagay hor maraayee naftu muhatoo maarmi waydoo muu sanowdoo kudul meertee

aday magan iyo marti kuu tahee haygu moogaan

miyirkii bay la tagtee meeday mooyiye meeday meeday
way imaan qaadee meeday mooyiye meeday meeday

miyirkii bay la tagtee meeday mooyiye meeday meeday
ala meeday mahayee meeday kama maarmi karee meeday

Exit mobile version