Naf jacayl kuu sahansaday
Alahayoow salfududaan
Naf jacayl kuu sahansaday
Alahayoow salfududaan

Sugashaadaa dhibaysee
Samirkeedu daranaa
Sugashaadaa dhibaysee
Samirkeedu daranaa

Sugashaadaa dhibaysee
Samirkeedu daranaa
Sugashaadaa dhibaysee
Samirkeedu daranaa

Soo noqo mar kale iyo
Soo noqo mar kale iyo
Saata beer ku dheeraa
Soo noqo mar kale iyo
Soo noqo mar kale iyo
Saata beer ku dheeraa

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Socodka uu warka toos
Sita waraaqaha jecelaa
Socodka uu warka toos
Sita waraaqaha jecelaa

Hadba ruux salaa biyo
Soo dahay uroonaa
Hadba ruux salaa biyo
Soo dahay uroonaa
Hadba ruux salaa biyo
Soo dahay uroonaa
Hadba ruux salaa biyo
Soo dahay uroonaa

Saqda dhexe riyada iyoo
Saqda dhexe riyada iyoo
Sariir madhani u taaranaa
Saqda dhexe riyada iyoo
Saqda dhexe riyada iyoo
Sariir madhani u taaranaa

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Sawkaa la iima odhan
Sawkaa la iima odhan
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee
Waxan sugi ma helayaa
Ma helayaa sabo la,aan
Ku noogayee

Exit mobile version