Heesta Nimuu jaceyl - Lyrics
Farkiguu ku reedee
Qof jacayl la kawsaday
Hadaan uur kaban wali
La kadeedan baan ahay
Farkiguu ku reedee
Qof jacayl la kawsaday
Hadaan uur kaban wali
La kadeedan baan ahay
Nimuu jacayl karkariyoo
Mid aan wali gaajo arag
Labadaasi kala dheer
Isma keeni karayaan
Nimuu jacayl karkariyoo
Mid aan wali gaajo arag
Labadaasi kala dheer
Isma keeni karayaan
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahoo
Haa haa haa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahaa
Haa haa haa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahoo
Haa haa haa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahaa
Haa haa haa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa
Alaylahee jacaylkii
Aan kaydinaayee
Kori aan lahaabaa
Kolay dhag uu ahaatoo
Alaylahee jacaylkii
Aan kaydinaayee
Kori aan lahaabaa
Kolay dhag uu ahaatoo
Ma ogtahay kal iyo laab
Waxaan karin lahaayoo
Kiirkaygu noqon lahaa
Kaljar iyo waxtaree
Ma ogtahay kal iyo laab
Waxaan karin lahaayoo
Kiirkaygu noqon lahaa
Kaljar iyo waxtaree
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahoo
Haa haa haa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahaa
Haa haa haa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahoo
Haa haa haa
Kadab inaan ahaanoo
Haa haa haa
Arooskeenu kaahaa
Haa haa haa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa
Kibiso aan wadaagnana
Kariimkaan ka sugayaa