Run malee iska sheegoo
Rooroor marooneey
Inteed rabtaayeey
Ana waan ku rabaaye
Maxaad ii rabteene
Qaali ii ahaawe

Run malee iska sheegoo
Rooroor marooneey
Inteed rabtaayeey
Ana waan ku rabaaye
Maxaad ii rabteene
Qaali ii ahaawe

Rag kale eekamaa
Kuu riyaaqee
Rag kale eekamaa
Kuu riyaaqee

Exit mobile version