si walbahaar waxyeelada naftayda waa sabsabayee inan kaa samraa ii suura weysaye
silcayee saxriireen gare sumcadayda wan suushe
seedahaad ku taalaye saxarlaay sidaa i dhafiye
ma ka saamraaye waa ku sugaaye ilaa sug qiyaamaha