Heesta Show laabta ku hayee - Lyrics
show libta caashaqa
show laabta ku hayee
lulumaha sidiisii
show laydha raacday
ala lumayee eegmada
show libin dar moode
ladi waa haldhaaguba
intuu laacu muuqdee
adna laanta ubaxa
adaan kuu lulayaa
show looli leerma
show lahashaan doone
caashaqa lurkiisii
show maan laxaad gabin