Heesta Walaashey gacalisooy - Lyrics
walaashay gacalisso
aakhiro wehel laskumanoqdo
wakiil laskuma noqdee
ducada laskuma hayee
walaashay gacalisooy
anigu waagii baryaba
wanaagaagan jecalahay
wadeecaan kula necbahay
incadawgu kugu hiirsadoo
marnaba aad wiiqantid
wadeecana kulama rabo
walaashay gacalisooy
walaalnimadeena iyo
jacal wadankaa lohoo
wadnuhu wadarkama dhexeeye
weheey weheey islagrasho waa
walaashay gacalisooy
wadad qiil dobadiyo
waxad lagu diyo hidaha
ilaahay hayna waafajiyee
walaashay gacalisooy
wiil iyo caano naqee
waxbaan kuu sheegaya
aduun yadu waa wilwilig
jaradu waa kala wareeg
ukala baxay walig iyo
walayal baa lagu jiray
walaashay gacalisooy
waliba fari kama qodnee
waayeelka xilbaa dhibee
habeen walba walaalooy
wal walba iga dheer
wadaadbaa ii aadima
walaashay gacali sooy