VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aakhiro samaan - Lyrics

Inan yahow jacelkagu Igu noqoy mid oon Badan aawadaa Maseexdee anfacii Ka go'ayee Inan yahay jacelkagu Af gobaadsi weyaane Adigaa iska heesee Ayaad ii taqaanaa Dadku way arkayaan Ilmadayda qubatiyo Oohintayda da'aysiyo Bal i aamusiiyoo ehel Caashaq ii noqo Orodoo arlada qabo Asaagaa ka eeg eego Arin kaaga diidaye hay Afduubin inan yahay I love u ilove u Ilove u ku oran lahaa Laabtaydaan kugalin Lahaa ilove u ku oran Lahaa I hate u i hate u I hate u hate u Baan ku oran lahaa Hamadaan ku jabin Lahaa Aboowow jacelkaga Anfacii maquutee Alaylkii maseexdoo Aragaaga doonaa Inan yahay jacelkaga Anfariir ka qaadoo Amakag layaab lehiyo Ashqaraar ba weyane Dadku way arkaayaan Inaan kuu ildaranahay Aawadaa u omanahay Bal i amusiiyoo ehel Caashaq ii noqo Aduunyo gadon weye Aakhiro sabaan weye Arin kaaga diidaye Hay afduuban inan Yahay I love u ilove u Ilove u ku oran lahaa Laabtaydaan kugalin Lahaa ilove u ku oran Lahaa I hate u i hate u I hate u hate u Baan ku oran lahaa Hamadaan ku jabin Lahaa
Queue is empty
-- / --