Asluub badanoo macaanoo
Adigaa uurkayga ku taalee

Ii imaaw ayaamahaan
Adigaa kuu oomanee

Aragaa haddii aan waayee
Waan kuu ilmeehaayee
Ifka kii uroonaayoo
Nafta kuugu aamineee

Iminkiii ku arkaa
Aboowoo ishayda ku raacdee

Axdi iiga qaadee
Inaa aad iloobeeneen

Aduunka intaan jiree
Adoon kale maan aragaa
Albaabkii qalbigayga
Arwaaxiisa adiga waaye

Exit mobile version