Heesta Axdi ft Fiska - Lyrics
Jaceylka adaa ibaray
hadana ila beeri waayay
Markaad ?ogaatoo
Markaad bar cad kaga dhaqaaday
Adaa lumiyee wanaagii
Ilayn balanta iyo axdiga
Ruuxii ka baxaa nafsigu
Baritu wuu ku waan danbeeyaa
Adaa cidla iga baaqay
Hadana bukaanka igu eegay
Niyada markii ay ku baadhay
Bareer adigaa i iloobay
Adaa Bi iyay wanaagii
Ilayn balanta iyo axdiga
Ruuxii ka baxaa nafsigu
Baritu wuu ku waan danbeeyaa