VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ayuuto - Lyrics

Iid wayn arafaa Imaadayee aaran Waa alxamdu lilaahi Waa iidi karaa X2 Abshir waaye mii Eebe ii nimcee X2 Awlaaday dharaan U iibsahaa adoo Arintiis ajiib waaye X2 Raaliyo aan ahayee Rageed u roon aan Ahayee malaga soo Araartaan ahayee X2 Aqliyaan qabaa Ayuutaan ku jiraa X2 Lugta kow isii Garbaha iga joojii Lugta lamaad isii Garbaha iga jooji Isii isii waryaa X2 Inaan is abaabulo Oon aqal ween dhis- Taa uurkay kuyaal X2 Alaabta jiifka iyo Fadhiga rinjiga aan Badalaa X2 Inaan uunsadaa Areebo aan ahayee Awlaaday dharaan U iibsahaa adoo Arintiis waa ajiib Waaye X2 Raaliyo aan ahayee Rageed u roon aan Ahayee malaga soo Araartaan ahayee X2 Aqliyaan qabaa Ayuutaan ku jiraa X2 Lugta kow isii Garbaha iga joojii Lugta lamaad isii Garbaha iga jooji Isii isii waryaa X2
Queue is empty
-- / --