VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calaf waa ft Murtiile - Lyrics

cir guduudtay waagiyo timirtoo casaatiyo canabko bislaadiyo cidlo rays ka baxayee dumbir caano galisiyo ubax caynba cayniyo waxaa tahay cadcedo beeraha cagaarka leh cambaha iyo caadkii ku cadaysay nuurkaa calaf waa halkiisee caashaqan iskeen baday cawadii aduunkaay igu curay sidii roob haduu caawa igu yidhi bada cagaha galiyoo timaha caarada usooh soo xidho cunaabiga sadex qayd cartiinloo wali caaro jabiniyo cambarsha iyo laasima sindi ceerigaabiya haduu cududa ii sudhay ila caarid anigee calaf waa halkiisee caashaqan iskeen baray ha igu carinin anigee ku cugtaye ma nabad ba hogol curtay dayroo curub cidhifyadiiso coodala ku hoortoo intay xaadhay caymaha cosobkiyo barwaaqada cidu nabad ku daaqdaa farxad lagu caweeyoo eksiimooday cuudkii ayaad ii cajabisaa xidigtii cirjiidhaay calaf waa halkiisee caashaqan iskeen baray cawadii aduunkaay igu curay sidii roob cayuun nacasa mooyee gaaridu ma caasido curadkii hagaagee ciiday u shaqeeyee dalka caabiyaayee sida caynkad aad tahay caashaqad daweeyee haduu yidhi cuntada daa ha cabine biyaha diid cudur weeye halisee calaf waa halkiisee caashaqan iskeen baray ha igu carinin anigee ku cugtaye ma nabadbaa
Queue is empty
-- / --