Heesta Ciyaal xamaraan ahay - Lyrics
Inaan afadaada ahaada
ku imaan qabaa
Ubad kuu dhaloo
Owliyo diirkeeda ahaa
Ku imaan sanaa
Arwaax badnoow
Asal suubanoo
Umadaaan adaa kaa ishaartee
Orax waa dhacdaayoo
Abaar waa baxdaa
Imaan suganaa la adeegsadaa
Heer ogalaydaiyo
ciyaal xamar aan ahayee
Umaaw waa ku tuugaa ma noo oodidoo