VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Iska fiiri - Lyrics

Fijir iyo habeen midkii oo filaayee Faaliyaa hadaan helee faan iima dhinee Furahayga ad waaye fiiro ii lahaaa Foolkaa miin helo faaido helee Fajacii waan kabaxeee Aboo finoolaa jiro fiijignaaw Fooskayga ahow iska fiiri hee aboowe iska fiiri waxii foool bidaayo Jaceyl fudeed maahinee Falaarta waa igaartee Faciis ka roon ila fiidsataa feesto ii ahee Fahmadee ad waaye fiiro ii lahaaw Foolka miin arko faa'ido helee Fadhiga waan ka kaceee Ogow fidnoolaa jiro fiijignaaw Agtayda ahoowee iska fiiri hee Aboow iska fiiri waxii foolbidaayo Farkaligayda maa fool dhaqeeso hee
Queue is empty
-- / --