VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kun hees koow - Lyrics

Anoow kaligaa ku jecel Xishmiyo  kuu hayo galgacal Jacayl keedkaada uyeelay Adaa kaalinta gaabay Kaskaaku  haduu xumaaday Aniga kaaftoomay maanta Kashkayga qofbaa hantiiye Xaqiiq baan helay naftayda Kalsooni ku beertay buuxda Hadaan kun iyo kow jirayba Naftayda la kaashanaaya Faadumiina: Kol hore jaceylkaan abuurnay Kurbada iyo xumada igu beeray Kolkaan farxada filaayay Maxaa dhibka keenay heedhe Kadeed iyo xumaan ma fiicnee Aniga mid kalaan la kulmay Ka bul dheh waan kaa wareegay Caashaqa ila kaabi kow dheh Kalgacayl ila qabo hal kow dheh Hadaan kun iyo kowba jirayoo Naftayda la kaashanaayee
Queue is empty
-- / --