VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta niiko - Lyrics

xaalka waa noo samaadee xaasidkeen waa dhamaade soo xarakoo soo xarakoo ciyaar istaadaadaaa ileen xiise weeeyee xilaadaadiyoo ahayee seen kuu xurmayn karaa ani xubigeen hadaa xalkiis gaadhneee caamakaa xasuusnaade xoogii xilaa xagaadayee iska soo xaadiriyaaye xilidhagaa xalaankayaa inlasoo xadreesee xalaashaadiyaa ahee seen kuu xumeen karaayee ani xubigeen hadaan ' xalkiis gaadhneee xaalma qaade xasuus naade ani xubigeen hadaan ' xalkiis gaadhneee xaalma qaade xasuus naade
Queue is empty
-- / --