wiil yahow adigaa kugu waashayee warsan kaama helee x2

wadnahayga adigaa wehelkiisa ehee x2

waan kaa helay walee waad iigu wacan tahee ila wadee wixii aan kaarabee x2

waagii baryaa wajigaa aan waayo wel wel iima dhinee hee x2

iwanaajisid baa aboow waajib kaaga ehee x2

hooy hooy waan kaa helay walee waad iigu wacan tahee ila wadee wixii aan kaarabee x2

Exit mobile version