VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Goobile - Lyrics

war gobilo goobiloow aar goobilo saar gedo arliga soo gaadhayoo ma guuraan dhaqanahoo hidaha aan gaboobine waxaan goobile tumaa u guuxa saar gedoo markay goobtiisa tahay goobilo gabar iyo rageed goobile gaariye ninkeed geedaha loo fadhisayoo arliga soo gaadhayoo gugiisoon tban ahayn gartiyo xaajada faloo geedaha loo fadhiisayoo aar goobiloo goobiloo aar goobile goobiloo aar goobilo saar gedoo arliga soo gaaadhayoo hidaha aan gaboobinoo goobilo gabadh iyo ninkeed geeedaha loo fadhiisayoo guunyada heesteediyoow guubaabada beelahood amaan gaban loo torshoow geesiga mirihiisyoow geeljir dhaqankiisiyoow aroos galbiskeediyoow amaan gabadh loo tirshayoow aar goobile goobiloow aar goobile saar gedo ma guraan dhaqanahoo hidaha aann gaboobinow war gobilo goobiloow aar goobilo saar gedo arliga soo gaadhayoo ma guuraan dhaqanahoo hidaha aan gaboobine waxaan goobile tumaa u guuxa saar gedoo markay goobtiisa tahay goobilo gabar iyo rageed goobile gaariye ninkeed geedaha loo fadhisayoo arliga soo gaadhayoo gugiisoon tban ahayn gartiyo xaajada faloo geedaha loo fadhiisayoo aar goobiloo goobiloo
Queue is empty
-- / --