war gobilo goobiloow
aar goobilo saar gedo
arliga soo gaadhayoo
ma guuraan dhaqanahoo
hidaha aan gaboobine
waxaan goobile tumaa
u guuxa saar gedoo
markay goobtiisa tahay
goobilo gabar iyo rageed
goobile gaariye ninkeed
geedaha loo fadhisayoo
arliga soo gaadhayoo
gugiisoon tban ahayn
gartiyo xaajada faloo
geedaha loo fadhiisayoo
aar goobiloo goobiloo

aar goobile goobiloo
aar goobilo saar gedoo
arliga soo gaaadhayoo
hidaha aan gaboobinoo
goobilo gabadh iyo ninkeed
geeedaha loo fadhiisayoo
guunyada heesteediyoow
guubaabada beelahood
amaan gaban loo torshoow
geesiga mirihiisyoow
geeljir dhaqankiisiyoow
aroos galbiskeediyoow
amaan gabadh loo tirshayoow
aar goobile goobiloow
aar goobile saar gedo
ma guraan dhaqanahoo
hidaha aann gaboobinow

war gobilo goobiloow
aar goobilo saar gedo
arliga soo gaadhayoo
ma guuraan dhaqanahoo
hidaha aan gaboobine
waxaan goobile tumaa
u guuxa saar gedoo
markay goobtiisa tahay
goobilo gabar iyo rageed
goobile gaariye ninkeed
geedaha loo fadhisayoo
arliga soo gaadhayoo
gugiisoon tban ahayn
gartiyo xaajada faloo
geedaha loo fadhiisayoo
aar goobiloo goobiloo

Exit mobile version