Jacaylkii ina hantiyay
Labadeena kala helay
Wali waan u heesa
Habeenkii iyo dharaartii
Hurdada iyo soo jeed
Had iyo jeer
hamigiisu ima dayn

2x

Anigoo hoorayaan
Wali hoobeey leyahay
Hadalka iyo yeedhada
Ayaan hugunka la deyda
Hadba kaa dhagaystaa
Haybada iyo quruxdada
Ayan hir iyo la ceda
Sida hogosha soo haabo leeyahay

2x

Waan hees ban cawiga
Wali hoobeey leeyahay
Hoobeey hoobeey
Wali hoobeey leyahay

Exit mobile version