VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa ijiir guray - Lyrics

caashaqaa i jiidh guray kula daba jarmaadoo ii juuqi waydoo ii juuqi wayday ma jarbaa inakala xidhay ma jilaw qadhaadh iyo wax jidiinku diidiyo jiro laga baqaan ahay sidaad iiga jeedaa jaha gudubta keentee ka jawaab su aalaha maba jiroo aduunyada jiidh ii damqanayoo ii jidhiidhicoodaa wax i jecelna maan arag farasaan jaree idhi ii joogsan waayoo jarbuu igala boodee kaaguna haduu jabi maxaan kuugu jixin jixi anba way iga jiiftaa lama jaroo qof kula jira jiidh kula walaalo kuu jeelanbaan ahay ana jiibta iga maqal onkodkaba jirbaa dhala jeegaani waa midab dhaayuhu jaleecaan adna jooga quruxdaa jalka igu abuuree waxaan jirin miyaad tahay jilbiskaa qaniinyada intuu kuula jiibsado kugu jiida micidee sowdigan jidhka i saray adoo jaah wareer qaba sowkan jeenigaagii jagaad iyo xas kula galay qalbi kaa janjeedhaa waxan jirin ku daashaye jidku yaanu kaa lumin
Queue is empty
-- / --