VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dunida - Lyrics

warkaa dunidiyo waayihiisaan weerayaayoo waabinaayaa waagii jiray waaya waaya soo wareegoo loo wanqalayaa wacays ban soo sidaa waa wiil wadhaadhan daba wadaa waa gabadh waaleeey hooo warmaheenaa laga waashoo wido weeyee waadigii yidhi amba waaliyoo waqla geedigaan ku wareernee warku xaadaa kaa waraabshoo waajibkaygaa waabay taladee wacays ban soo sidaa waa wiil wadhaadhan daba wadaa waa gabadh waaleeey hooo warmaheenaa laga waashoo wido weeyee
Queue is empty
-- / --