VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Giriyaad - Lyrics

sida dhibic mahiigaan oo maalin wayn da,ay deeq loo mashxaradiyo moosyada xareed dhiga y milicdiina qabatooo biyahoo muraayada milicdii hadhkaagiyo geeduhu ka muuqdaan midabkaagu ii noqoy kuuna maan wareeree magaceedu noo yimid lagu muranyee ma adaa? inanyahaw mirtii dhexe dadku mila ay seexdeen inta soo mushaaxee isku kay maldahayee meehanawga caashaqa jidka haatan loo maro gees uga majiirtay maskaxdii duleediyo maamuusay dhaqannkii madaxwaynihiisiyo maareeye soo diray lagu muranyee ma adaa? guur waa mar dhoofiyo mid lagu midtadiyoo maareeyaheedii uu xidhay mareegtii warlay mutihiyoo dhegtu maqasho moooyee geees uga majiirtee anigoon micnaha garan muxibadu i saaqdee kuna maan wareeree magaceedu noo yimid lagu muranyee ma adaa? wehel buu miciiniyo ishu macalin weeyee muuqaasha aragiyo wejigan il idhiqsaday naftu kaama maagani way kuu mashxaradooo maaassaar qabaw iyo farxad igu muquurtee waxaan kaa mashiyayaa mawlaha baryayaa magacaan ku dhaartiyo inaad maahir noqota
Queue is empty
-- / --