Heesta Jaan qaad - Lyrics
wanaagii jiray waaya waayaa soo wareegoo
loo wan qalayaa
wacaysbaan soo sidaa waa wiil badhaadhaan
daba wada waa gabadh
wal waaleeyoo hooy warmaheenaa laga waashoo
hida weeyee
waadigii yidhi aan wal waaliyoo waqda geedigaan
ku wareenee
waduxaadaan kaa waraabshiyo waajibkaagaa
waabayaade