rag iyo haween wada jirkeedu nolosha rukunkeeda weeyaan
hadii rasmi loo wadaago caashaqu raxmad hoortay weeyaan
aroos lagu rayo weeyaan

haduu kuu reer samaado allaylehe raaxo weeyaan awlaad iyo
reer san weeyaan

jacaylku naftaydiyo ruuxda dareen la rafiiqay weeyee
halkuu dookhaygu raacay haduu rabi ii rumeeyay
guurku rugta nolosha weeyaan

Exit mobile version