VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jaleeco - Lyrics

intaan kula joogay ama aan xagaaga jirayeey anoon hadalkaaga jabin juuqna kaa ag odhanee markii aan wiilkaan jeclaa ha u jawaabin tidhiyee waad i jiidh jiidhayoo waanigii jac dhigayee hadana jiidhkaygiiyeey maad i jari kartaa waxaan jabadkiyo jiitin adag u dhigay ama aan jiifaaga iyo jidhida kuugu nacay inaad jirtaan waynta hooskeeda jaqaf satooy waxaan u soo jiidhayeey u soo jid maray jilawgiyo jaleeladii ama uu uu jaan qaaday socod jiilanoo jag jaga eey waa jeenya maaraale aqalkaaga joojintii jina ku maareeyay adigana jaleecada
Queue is empty
-- / --