VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wahee Caashaqu - Lyrics

waheey caashaq waa wad laso diro filo waano iyo kuma tago wax sheeg kama baxo wadnaha warankana ma dhigo wiil iyo gabdhana wuu wada maraa wali way isitaayee waalidan jacaylkiyo ma laguuu waramay walwal iyo dhibaa i wadaagayoo laba wada dhashiyo wehel kaan ahee ma walaalkaybaa ma wax waashaybaa wiiqmayoo dadkuna way igu wiirsadeen wali way isitaayee waalidan jacaylkiyo ma laguuu waramay
Queue is empty
-- / --