VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muftaaxa nolasha - Lyrics

sidaha noloshaa marsiya sidaad donibad ka sidqan sawirkay ku tustaa ma sal dhigtoo waay ma saldhigee halku dookhu ii sudhay i sumeeyay mudo badan sidu xaalku yahay sina looma sixi karo ma saaqin asluubte samaha waalid taliyana maan saluugin abid halkay seeftu igaga hadhay waa sancad danbeyso ax way sabab barashadii lahayd samaha lamaanahe luma hadana sariiq u dhigiyo sidaha calafbaa qoraal aheyd whatspkii salaami hadaladu siloona saacadahii dagdagi jiray miyay laabta degine sawma xuma marintaa silic iyo dhibta imariyay sahal maaha taahe nabsigayga kayga ku siin ma saaqin asluubte samaha waalid taliyana maan saluugin abid halkay seeftu igaga hadhay waa sancad danbeyso ax way sabab barashadii lahayd
Queue is empty
-- / --